ToggaHererNews.com » Qaybtii 4aad ee Riwaayaddii Raadyaha DALMAR iyo DAABAD……& Mu’allifkii Caanka ahaa Alleh ha u Naxariistee Maxamed Cumar Xuseen (Huryo)…..Qudbadii Eyga
TOGGAHERER NEWS

Qaybtii 4aad ee Riwaayaddii Raadyaha DALMAR iyo DAABAD……& Mu’allifkii Caanka ahaa Alleh ha u Naxariistee Maxamed Cumar Xuseen (Huryo)…..Qudbadii Eyga

Qaybtii 4aad ee Riwaayaddii Raadyaha DALMAR iyo DAABAD……& Mu’allifkii Caanka ahaa Alleh ha u Naxariistee Maxamed Cumar Xuseen (Huryo)…..Qudbadii Eyga

Hargeysa(Togaherer)-Kulan wacan dhamaantiinba akhyaarta qiimaha badn ee hawada nagala socdow meel kasta oo aad dunida dacaladeeda ka joogtaan ku soo dhawaada qayb kale ookamid ah riwaayadii raadyaha ee hal ku dhegeedu aha Dalmar iyo Daabad ooin badan ooidinka mid ahi ku xusuusataan murtidii iyo madadaaladii waayo-waayo ee Mu’allifkii Cabqariga ahaaa Eebe hau naxariistee Abw. Maxamed Cumar Xuseen Huryo uu ka sii deyn jiray Idaacadda Radio Hargeysa, Sideetamaadkii iyo wixii ka horeeyay.

Masraxiyaddan oo xambrasan murti iyo hogo tus waxa abwaanku si qayb qayb ah u jili jiray wacyiga jira isaga oo mar kasta uu ku lamaanyahay faraskiisii caanka ahaa ee DAABAD oo dhul badan kula dal maray.

Haddaba Bahweynta Togaherer oo markasta u heelan raali gelintiina waxa toddobaadkan horaantisiii aanu idiin soo gudbinay qaybtii 1aad iyo labaad iyo Seddexaad ee ee riwaayaddaas, haatan waa qayb kale oo kamid ah DALMAR iyo DAABAD.

Kus oo dhawada Qaybtan oo hAL-KU-dhegeedu yahay QUDBADII EYGA…Waxaase naga xusuusin ah in Toddobaad kastaba aanu idiin soogudbindoono qayb kamid ah DALMAR iyo DAABAD..

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Fadlan Mobilka ku Dhagayso Qaybti Afrad ee Sheekadii Daabad iyo Dalmar Waxay ku saabsantahay Qudbigii Eyga


Warqabadka Togaherer

 

Hargeysa, Somaliland

 

Barnaamijka Daabad ee Mulaifkii Caanka ahaa Rabi Ha u Naxariistee Maxamed Cumar Huuryo Qaybtii Saddexaad

Haddaad Jeceshay inaad qaybtii labaad dhegeysato fadlan guji qoraalkan

Barnaamijka Daabad ee Muailfkii Weynaa Alle ha U Naxariiste Maxamed Cumar Huuryo Qaybtii Koowaad

Comments are closed.

Waraysiyada iyo dhacdooyinka
Qormooyin Khaas Ah