ToggaHererNews.com » “Horta Cayn Beesha Aan Ahay ayaa Degta.. Gobolka Soolna Waa La wada Degaa ee Dhulabahante Kaligii Ma Dego…Aqoonsiga Sheekh Shiriif ee Khaatumo Dagaal hor Leh ayey Horseedaysaa” Waraysi Boqor Cismaan Buurmadaw.Waraysi Khaas  Radio Togaherer
TOGGAHERER NEWS

“Horta Cayn Beesha Aan Ahay ayaa Degta.. Gobolka Soolna Waa La wada Degaa ee Dhulabahante Kaligii Ma Dego…Aqoonsiga Sheekh Shiriif ee Khaatumo Dagaal hor Leh ayey Horseedaysaa” Waraysi Boqor Cismaan Buurmadaw.Waraysi Khaas  Radio Togaherer

“Deggmada La yidhaahdo Buuhoodle waa Degmo yar oo ka tirsanayd Gobolka Togdheer,Sanaag waa la yaqaanaa sida loo kala dego.. cid gaar ah oo sheegan kartaa ma jirto haday cidi sheegaynayso beeshan ayaa sheegan karta beesha labaad ee sheegan kartaana waa beesha Warsan gali”

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Fadlan Mobilkaaga ku dhagayso Waraysi Khaas ah oo aanu la yeelanay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadaw Oo ka waramaayo Arimo badan

” Waa la yaqaanaa oo beesha Dhulbahante waxay ka soo gashaa degmadaa Fuqafuliye iyo inta ay Ceerigaabo ka degaan wax la dafiri karo maaha gobolka Sool la yidhaahdona waa la wada degaa cayn wax la yidhaado oo jiray Cayn waxaa degan beeshan tan aan anagu ka soo jeedno”